Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xariga ka jaray Dhismaha Isbitaal cusub (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarig jaray cusbitaalka cusub ee Sheekh Axmed Gabyoow oo laga hirgaliyay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo madaxweynaha ku wehliyay xarig jarka ayaa warbixin ka siiyay dhismaha isbitaalkan iyo marxaladihii uu soo maray, waxa uuna Guudlaawe sheegay in Cadale laga … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xariga ka jaray Dhismaha Isbitaal cusub (Sawirro)